Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo daahfurtay mashruuca sugnaanta cunada iyo cuno ku beerista

0
152

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dawlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Daahfurtay Mashruuca Sugnaanta Cuntada iyo Cuno Guri ku beerashada waxaana ka faa’iidaysoona Mashruucan xaafadaha Madiino iyo Midnimo ee magaalada Kismaayo iyo sidoo Kale Dadka ku soo barakacay deegaanada Qaam-qaam iyo Lugloow.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa