Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo kulan ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa waxuu ka hadlay wax ka qabashada baahiyaha ka jira beeraleyda kunool dowlad goboleedka Jubbaland.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya