Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka ku xigeenks Wasaaradda Beeraha Hirshabelle Maxamed khaamis Bashiir Daqare ayaa kormeeray Deegaano hoos taga Magaalada Jowhar oo ay ka socdaan howlo lagu caratuurayo hareeraha Wabbiga Shabeelle si looga hortag fatahaadda Wabiga.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa