Wasaaradda Beeraha Hirshabelle Oo Ku Baaqday In loo Gurmado Mahadaay & Jalalaqsi.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Kuxigeenka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqare oo ka hadlaya xaaladaha Dadka ku nool Degmooyinka Mahadaay iyo Jalalaqsi ayaa sheegay in ay tahay mid liidato,Isagoona ku baaqay in loo gurmado.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya

Audio Player