Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha waaxda abuurka iyo horumarinta cuntada wasaaradda beeraha Hirshabelle Cumar Xasan Cusmaan ayaa ka hadlay howlaha la xiriira sare uqaadida waxsoosaarka beeha deegaanada Hirshabelle.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa