Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Hirshabeelle Maxamed Qaasin Daqare oo ka Hadlay xaaladaha Deegaano uu ku dhuftay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa sheegay in hatan ay meel wanaagsan ay marayan latacaalida goobaha uu fatahaadaha ka sameeyay Wabiga Shabeelle.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya