Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo ka Warbixisay qorshaha wax soo saarka ee sanadkan.

0
133

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda beeraha iyo waraabka Hirshabeelle ayaa ka warbixisay qorshaha u dagsan sanadkaan ee dhanka wax soo saarka beeraha ah.

Isku duwaha wasaaradda beeraha iyo waraabka Hirshabelle Cabdullahi Colow Cabdi ayaa ka warbixiyay qorshaha u dagsan sanadkaan ee dhanka wax soo saarka beeraha ah.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa