Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle oo kaashanaysa Hay’adda ACF ayaa maanta Magaalada Jowhar waxaa ay ka dhagax dhigeen mashruuca green house ah oo qayb ka noqonaya Beeraha green house-Yada oo ay leedahay Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Hirshabelle sidoo kale mashruuca green house-ka waxaa la socda Ceelbiyood la qodayo kaas oo loogu talagalay in lagu waraabiyo beerta green house-ka ee laga hirgalinayo Magaalada Jowhar.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa