Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS oo shaacisay tirade xujeyda dalka ku soo laabatay

0
94

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tan iyo markii uu bilawday daabulka xujeyda Soomaaliyeed ee gutay waajibaadka xajka waxaa sii kordheysa tirada dib ugu soo laabaneysa dalka in ka badan 10 kun oo xujey Soomaaliyeed ah ayaa hada dalka dib ugu soo laabtay iyado maalmaha soo socdo la filaayo in la soo gabagabeeyo howlihii daabulka xujeyda.

Sida uu warbaahinta ugu waramay Yuunis Cusman Axmed oo madaxa howlgalinta gudiga arimaha xajka ee bixida.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya