Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fadaraalka iyo dib u’heshiisiinta Jubbaland ayaa maanta kulan wadatashi ah ku qabatay Magaalada Kismaayo.
Kulanka ayaa maanta loo qabtay qaar ka mid ah howalwadeenada Wasaaradaha Jubbaland iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya