Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland oo kawarbixisay muhiimadda ay leedahay Istaraajiyada Xallinta khilaafaadka.

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland Maxamed Ibrahim Ogale oo todobadkan ka dafuray magaalada Kismaayo Qorshaha istaraajiyada xalinta khilaafaadka 5-ta sano ee soo socoto ayaa waxuu ka hadlay sida muhiim ugu tahay bulshada kunool dowlada goboleedka Jubbaland iyo sida looga faa’iideysan karo qorshaha lagu xaalinayo khilaafaadka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa