Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland oo Hay’adaha u dajisay qorshe cusub.

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wadasheynta Hay’adaha iyo wasaradaha Jubbland ayaa waxay qeyb weyn ka qadataa in la hormariyo Mashruucyada iyo adeegyada ay bahan yihiin bulshada kunool dowlada Goboleedka.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland Maxamed Ibrahim Ogale ayaa waxuu ka hadlay muhiimada ay leedahay in la dhiso Gola deegaan oo ay yeelan doona dowlada Goboleedka Jubbaland iyo muhiimada ay leedahay wadashaqenta Hay’adaha Bah-wadaagta la ah Wasaaradda.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegeysa