Wasaaradda arrimaha Gudaha Galmudug oo kawarbixisay doorka Dhaqanku ku leeyihiin Maamul daadejinta

0
91

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maxamed Cusmaan Abuhurayra oo ah la taliyaha arrimaha maamul daadejinta Wasaaradda arraimaha Gudaha Galmudug oo ka qaybgalayay Barnaamijka Maamul wanaag see Radio Daar-dheer ayaa waxaa uu shegay in Odoyaasha dhaqanku kaalin lama illaawaan ah ku leeyihiin dhismaha maamullada degmooyinka iyo deegaannad dalka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya