Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda arrimaha gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaadhka ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ku qabatay kulan ku saabsan arrimaha Federaalka iyo xuduudaha.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa