Wasaaradda Arimaha Gudaha Hirshabeelle oo Shaacisay Wax qabadkeeda Lixdii bilood ee ugu dambeysay.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Dowladda Hirshabeelle, Mudane Liibaan Abdirahmaan Cali ayaa ka warbixiyay waxqabadka Wasaaradda lixdii bilood ee ugu dambeysay, isaga oo sidoo kale iftiimiyay muhiimadda iyo faa’iidada dhismaha Golayaasha Deegaanka ay u leeyihiin bulshada reer Hirshabeelle.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya