Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi uu hugaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug qeybna ay ka ahaayeen labada gole ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu soo dhaweeyey Gadoon.
Ujeedka wafdiga Madaxweynaha Galmudug ee Gadoon ayaa ah sidi qiimeyn lugu sameyn lahaay gadoon oo maamulkeda iyo bulshadaba doonayan in degmo noqdaan.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya