Wasaaradda Arimaha dibadda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyey go’aankii DFS ee Xafiiska UNSOM.

0
119

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa dhammaadkii sannadkii hore ku guuleysatey in dalka deynta laga cafiyo, cunaqabateynta hubkana laga qaado, kadib markii la dhameystiray hannaankii barnaamijyadaasi looga baahnaa.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya