Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu qabtay kulan muhiim ah oo dhexmaray qaar kamid ah Wasaaradaha Jubbaland iyo Mas’uuliyiin ka socotay Hey’adda Unicef.
Kulanka ayaa diirada lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga ku aadan wax ka qabashada dhibaatooyiinka ban’iiaadanimo ee kajira Deegaanada Jubbaland.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya