Wasaarada Xanaanada Xoolaha KG Oo awaamiir ka soo saartey Hubinta Caafimaadka Xoolaha.

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Maalma kooban ay ka harsan tahay Maalmaha Ciidul Adxa oo kamid ah Ciidaha Muslimiinta ugu weyn ayaa Wasaarada Xanaanada Xoolaha KG soo saartey go,aano ku saabsan sidii loo xaqiijin lahaa Caafimaadka Xoolaha si Bulshada loogu ilaaliyo qatar Caafimaad iyo in Xoolaha la gowracayo ay ahaadaan kaliya kuwa Lab-ka ah.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa