Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo daaqa Soomaaliya oo baaq u dirtay Ganacsatada Soomaaliyeed

0
60

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa loogu baaqey iney maalgashadaan xoolaha noocyadoda kala duwan, maadaama ay banaan yihiin fursado badan oo ganacsi oo ay ka faa`iideysan karaan Ganacsatada.

Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa sidoo kale loogu baaqey iney iney ka fakiraan sidii ay u dhoofin lahaayeen xoolaha nool oo uu dalku qani ku yahay xoolahaasi.
Wasiirka Xanaanada xoolaha, Dhirta iyo daaqa XFS Xasan Xuseen Maxamed ayaa baaq u diray ganacsatada Soomaaliyeed.
Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya