Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Xasan Maxamed, ayaa ka warbixiyay horumarka waxbarasho ee 10-kii sano ee ugu dambeeyay ee deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed.
Sidoo kale, Wasiir ku-xigeenka ayaa sheegay in Deegaano badan oo ka tirsan Maamulka laga hirgeliyay adeegyo waxbarasho.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya