Wasaarada Waxbarashada KG oo wada dadaalo wax lagu barayo Caruurta Barakacayaasha.

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa jira caruur fara badan oo jooga waqtigii waxbarshada oo aan awoodin in ay waxbartaan sidaas ay tahayna waxaa jira dedaalo ay wado Wasarada waxbarashada dowlad gobolleedka koonfur galbeed Soomaliya taasi oo ladoonayo in wax lagu baro caruurta danyarta waxaana ay Wasaaraddu la wareegtey iskuulaad aad u fara badan oo si lacag la,aan ah Wax loogu baro kuwaasi oo fursada u ah in ay wax ka bartaan caruurta Barakacayaasha ah iyo kuwa danyarta ee ku nool Degaanada konfur Galbeed.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya