Wasaarada Waxbarashada Jubbaland oo qabtay kulan looga hadlayay Waxbarashada loo dhan yahay.

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee jubbaland oo kaashaneysa hay’ada care ayaa maanta isugu yeeray hay’adaha bahwadaagta la ah wasaarada waxbarashada

Ujeedada kulankan ayaa ahayd in wasaarada qabato u qareemida waxbarashada loo dhan yahay iyo sidii loo taageeri lahaa caruurta baahiyaha gaarka ah qaba.

Tamaam fariid sheekh cabdi agaasimaha badqabka caruurta ee waxbarashada loo dhan yahay oo markii uu soo idlaaday kulankaasi la hadlay warbaahinta ayaa sharraxaad ka bixiyay ujeedka loo qabtay kulankaasi.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya