Wasaarada waxbarashada Galmudug oo sheegtay in abaarta dalka kajirta schoolo ugu xirmeen Gobolka Mudug.

0
159

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo deegaano badan oo katirsan dowlad goboleedka galmudug ay xiligan kajirto abaar xoogan ayaa Wasaarada waxbarashada Galmudug ayaa sheegtay in sameeynta abaarta  dalka kajirta schoolo ugu xirmeen Gobolka Mudug.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa