Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada Horumarinta Maaliyada somaliland oo mudooyiinkii u dambeeyay Magaalada Burco ka waday olalaha faafinta canshuuraha iibka ee meheradaha ganacsiga ayaa shaacisay gaarista ganacsatada ee barnaamijka iibka ee GST-ga.
Agaasime kuxigeenka waaxda canshuuraha barriga ee Wasaarada Maaliyadda Soomaaliland Maxamed Yussuf ayaa bulshada ku nool Magaaladaasi mahadnaq iyo dardaaran lawadaagay.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya