Wasaarada Haweenka KG Oo dadaalo uga jirta Horumarinta Xirfadaha Gabdhaha.

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka dowlad goboleedka KG oo ka duuleysa sidii loo horumarin lahaa Haweenka ayaa waxay xil weyn iska saartay sidii ay uga caawin laheyd waxbarashada nadaamiga ah, waxbarashada xirfadaha gacanta, udoodista xaquuqdooda iyo sidii ay uga qeyb qaadan lahayeen Arimaha siyaasadda.

Si loo taageero Haweenka u baahan in ay bartaan xirfadaha gacanta ayaa xarunta Baidoa Yub Center waxaa sanadkiiba labo mar oo kale ka baxaan gabdho badan oo bartay xirfadaha kala ah Cilaan saarka, karinta iyo tolista dhanka iyo kuwo kale oo barta sameynta alaabaha hidaha iyo dhaqanka.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya