Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Jubbaland sulaybaan maxamed oo xafiiskiisa warbaahinta kulahadalay ayaa sheegay in la ballaadhin doono dekadda magaalada Kismaayo.isagoona kawarbixiyay mudadii uu hayay xilka wasarada waxa uu ka qabatay.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya