Wasaarada Caafimadka Hirshabelle Oo baahineyso Mashruuca Damal Caafimaad.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaradda Caafimadka Hirshabelle ayaa sheegtay in sanadaha soo socda ay qorsheneyso in wajiyada labaad iyo sedexaad ee adeega Damal caafimaad ay geyn donto deeganada Hirshabelle.

Wasiiru dowlaha Wasaarada caafimaadka Hirshabelle Dr Muxudiin Mukhtar Macalin ayaa ka waramay qorshaha sanadaha 2024 Ila 2025 ee Wasaraada ay wado isaga oo sheegay in dhaman adegyada ay u baahnaayeen bulshada la gaarsiiyay ayna wado dadaalo kale ee bulshada Wax logu qaban karo dhanka Caafimaadka.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya