Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabada xuska Todobaadka Naas-nuujinta oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Caafimaadka Somaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.
Munaasabadan ayaa diiradda lagu saarayay dhiirogalinta Naas-nuujinta.
Agaasimaha waaxda nafaqada ee Wasaarada Caafimaadka oo munaasabada daah-furay ayaa faah-faahin kabixiyay waxa ay ka dhigan tahay xuska todobaadka Naas-nuujinta.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya