Wasaarada Caafimaadka Jubbaland oo kormeer ku sameeysay xarumaha Caafimaad ee magaalada Kismaayo.

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qorshahaan  hubinta Daawooyinka yaallo Xarumaha Caafimaadka  ee Degmada Kismaayo  ayaa looga golleeyahay sidii Hay-adaha Caafimaadka ee Ku deeqa daawoyinka loogu gudbin lahaa,Dawooyinka loo baahan yahay si meesha looga saaro daawooyinka badan oo aan la isticmaalin oo ay dalka Keenan   qorshahaan ayaa wuxuu kawada fulayaa dhammaan dowlad goboleedyada dalka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya