Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada Caafimaadka Jubbaland ayaa ka bilowday Deeganada Hostaga Dagmada Afmadow bixinta Talalka Covid-19 iyado Wasaaradu ku bilowday Howlwadeena Xaruumaha Caafimaadka, Ciidamada, dadka Da’da ah iyo kuwa Xanuunada joogtada ah qaba sida Macaanka iyo Dhiikarka.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya