Wasaarada caafimaadka jubbaland oo daahfurtay Ololaha ka hortagga cudurka dabaysha.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad goboleedka jubaland mudane ismaaciil axmed garas ayaa maanta daahfuray ololaha wacyigalinta iyo ka hortaga cudurka dabeesha oo isugu jiray sara u qaadida wacyiga bulshada iyo sido kale qaadashada talaalka dabeesha kaasi oo la siinayo caruurta ay da’doodu ka yartahay 5 sano waxaana laga fulin doonaa dhamaan deegaanada iyo degmooyinka Jubbaland.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya