Wasaarada Beeraha Soomaaliland Oo Howlgelisay Koox Ka hor-tagga Ayaxa.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay inay kooxaha ka hor-tagga iyo la-dagaalanka Ayaxa u direen saddexda gobol ee kala ah Awdal, Saaxil iyo Togdheer, si ay sahmin uga sameeyaan deegaano laga cabsi qabo inuu xilligan ka dilaaco Ayax, si Wasaaradda Beeruhu uga tabaabulshaysato ka hor-taggiisa.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya