Hirshabeele oo dayactir ka bilowday goobaha uu ka jilicsanyahay Wabiga Shabeelle.

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle ayaa maalmihii dambe howlo caro tuur ah waxa ay ka waday Goobaha uu kajilac,san yahay Wabiga Shabelle ee mara gudaha Magaalada Jowhar.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa