Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka Bulluuga ah ee Dowlad Goboleedka Jubaland Xassan Axmed Cumar oo ka qeyb galay shir weynaha bandhiga fursadaha maal gashiga dhaqaalaha ayaa madasha ka jeediyay caqabadaha haysta kallluumeysatada jubbaland, wasiirka ayaana sheegay in xayiraada dhoofka suuqyada caalamiga ah ka haysato dowlada jubaland ay dhibaata wayn ku hayaan.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya