Warshado lagu sifeeyo biyaha oo lagu wareejiyay maamulka Magaalada Ceynaba

0
71

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mas’uuliyiinta magaalada Caynaba ayaa hay’adda Action Aid kala wareegay warshado yar yar oo loogu tala galay ineey sifeeyaan biyaha si ay u isticmaalaan bulshada.

Munaasabadda warshadahan lagu wareejinayay waxaa goobjoog ka ahaa maamulka magaalada Caynaba ,xubno kamid ah hay’adda Action Aid iyo marti sharaf kale.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa

Audio Player