Warshadda Dahabka ugu wayn geeska Afrika oo laga hirgaliyay Somaliland.

0
95
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL ayaa xadhigga ka Jaray warshadda Dahabka ee ugu wayn geeska Afrika Warshadaan oo ay maal galisay shirkada xidid madow ee ku taala deegaan ceel shiide ee Waqooyiga Gobolka Sanaag.

Munaasabadan oo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin kala duwan taasi oo lagu muujinaaye muhhimada maalgashiga dhaqaale iyo shaqa abuurka uu u horseedi doono bulshada Deegaanka.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya