Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool magaalada dhoobley oo fursado shaqo abuur ah ka helay warshada biyaha sifeysa Al furaat ee Deegaanka Dhoobley ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin shaqo abuurkaasi ay heleen.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya