Warshad Soosaari Doonto Beddelka Bacaha Balaastiga oo Kismaayo Laga Hirgeliyay.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa si rasmi ah looga hirgaliyay warshad cusub oo lagu magacaba Kulmis taas oo soo saari doonta agab dabiici ah oo beddel u noqon doona bacaha balastiga ee deegaanka waxyeellada u geysta.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya