Warshad soo saareysa haamaha oksejiinta oo laga furay Boosaaso.

0
76

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa la wareegtay warshad soo sari doonta haamaha oksejiinta loo adeegsado caafimaadka.

Warshaddaan ayaa waxaa maalgeliyay Ganasatada ku nool Magaalada Boosaaso ee xaruunta Gobolka Bari.

Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Puntland qeybteeda gobolka Bari Siciid Maxamed Waraabe ayaa kawarbixiyay baahida loo qabay warshadan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa