Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Xuseen Baraki oo ay Wahelinayeen Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrima Diinta, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland iyo Masuuliyiin kale ayaa Deegaanka Qarsax oo ku dhawaad 16 KM u jira Magaalada Kismaayo kana beegan Dhinaca Galbeed ka daah furay War biyood halkaasi laga hirgaliyay.
Mashruucan Warbiyoodka ah oo muhiim u ah Dadka Deegaankaasi ayaa waxaa fuliyay Wasaaradda Tamarta waxaana uu haqab tiri doonaa Baahiyaha dhanka Biyaha ah ee Bulshada Deegaankaasi ku nool.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya