Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mid kamid ah Dhaqaatiirta ka howlgala Deegaanka Dhoobley ayaa ka hadlay sababaha ka hortaagan inta badan bulshada Soomaaliyeed xirashada gafuur xirka kaasi oo looga hortago Covid-19.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa