Warbixin:Faa’idada Caafimaad ee cadayga ilkuhu ka helaan iyo ahmiyada uu u leeyahay qofka jogteeya

0
322

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Cadeyga ayaa qeyb weyn ka qaataa nadiifinta guud ahaan Afka Qofka, taasi oo qofka ka caawineysa in uu ka badbaado xanuunada ku dhaca ilkaha sida ay sheegeen Dhaqaatiirtu

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa