Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nafaqo-daradu waa xaalad halis ah oo dhacda marka uu qofku cuno cunno, taasoo aheyn xaddiga nafaqada saxda ah ee jirka u baahan yahay.
Waxaa jira cunooyin muhiim ah oo laga helo nafaqada kuwaasi oo looga hortagi karo xaaladaha nafaqo darro ee soo wajaha bulshada.
Qaar kamid ah Dhaqaatiirta ka howlgasha xaruumaha caafimaad ee ku yaala Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay sida looga hortagi karo xaaladaha nafaqo darro ee qofka la kulmo.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya