Warbixin:-Tiknoolajiyada casriga ah ma ka qeyb qaadan kartaa Horumarinta nabadda.

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tiknoolajiyadu waa nimacad Illaahey Bini’aadanka uga deeqay, Casrigan la joogo waxaa ay noqotay qeyb muhiim ah oo kamid ah nolosha aadanaha waxayna ay si weyna uga qeyb qaadan kartaa dhinacyada Horumarinta Nabadda iyo sido kale joojinta colaadaha.

Qaar kamid ah Dhalinyarada Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay Doorka ay Tiknoolajiyada casriga ah ka qaadan karto Horumarinta nabadda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa