Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ceelasha laga dhaamiyo biyaha Magaalada kismaayo ayaa waxaa ku yimid hoos u dhac xoogan kadib markii soo kordheen shirkado biyo galin ka sameeyay.
Qaar kamid ah xoogsatada muruq maalatada ah ee biyaha ka soo saaro ceelasha iyo kuwa gaari dameerada biyaha ugu geeya xaafadaha Magaalada kismaayo ayaa kawarbixiyay xaalada ay ku shaqeeyaan.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya