Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed oo la sheego in ay Dalka ka yihiin Boqolkiiba 75 ayaa ah kuwo inta badan la dalaadhaca Maareeynta noloshooda iyo mida Qoysaskooda.
Qaar badan oo kamid ah Dhalinyarada Soomaaliyeed oo bilaabay ganacsi yaryar ayuu waqtigu u saamixi wayay in ay sii wadaan ganacsiyaadi Sababo dhaqaalo Dartood.
Qaar kamid Dhalinyarada Ganacsiyada cusub ku leh Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ka hadlay Maalgalinada Dhaqaale ay u baahan yihiin Dhalinyaradu xiligan iyo cida looga baahan yahay in ay ku garab istaago Maalgalin dhaqaale oo xoggan.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa faah faahinaya