Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah bulshada ku dhaqan Degmada dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa ugu baaqay bulshada qeybaheeda kale in si dhow looga wada shaqeeyo sare u qaaadida bilicda Degmada.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa