Warbixin:-Sidee looga ciiday Dagmada Luuq Ee Gobolka Gedo.

0
71

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shacabka Dagmada Luuq Ee Gobolka Gedo ayaa Isugu soo baxay Fagaarayasha waaweyn ee Degmada, si ay u oogay Salaada Ciidul fitriga halkaasi oo ay kula tukadeen Maamulka Degmada Luuq iyo Masuuliyiin Kale.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya