Warbixin:-Sidee loo horumarin karaa tayada waxbarashada dalka?

0
308

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dalkeena soomaliya ayaa mudoyinkii ugu dambeyay u muuqanayay in Waxbarashadiisu aad ay u sareyso ilaa wixii ka dambeyay burburkii.Burburkii Somaliya ayaa waxaa manhajka somaliya badbadiyay macalimintii oo Ka Hortagay inuu manhajka somaliya iyo tayada waxbarasho ee dalka ay burburto.Taas oo ay mudadii uu burbursanaa dalka ay door wayn ka qaateen macaliminta somaliyeed iyagoo raba inuu mahjka sii jiro si loo soo saaro arday tayo waxbarasho sare leh.

Hadaba Anagoo warbixintan ku egayno sida loo hormarin karo waxbarashada dalka ayaa waxan waraysi la yeelanay qaar kamid ah Macaliminta wax ka dhiga iskuulada degaanka dhoobley kuwaas oo inooga warbixiyay sida loo hormarin karo waxbarashada dalka.

Dhanka kale Isna waxan geestiisa waraysi la yelanay maamule kuxigeenka iskuulka muwangaza Saciid Ibraahim isaga oo islamarkaana ka warbixiyay Qaabka loo hormarin karo waxbarashada dalka.

Fardowsa Axmed Cabdi ayaa ka warramaysa